Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lagu laayey gobolka Lamu ee dalka Kenya

Miletariga Kenya ayaa sheegay inay dileen 12 dagaakyahan oo ka tirsanaa Al-Shabaab midna ay qabteen ka dib markii ay weerar ku qaadeen fariisin ay ku lahaayeen inta u dhexeysa degaanada Korisa iyo Bargoni oo ka tirsan Gobolka Xeebta ee Lamu. Mas’uuliyiinta Gobolka Lamu ee Dalka Kenya ayaa sheegay in xubnaha la dilay uu ka mid … Continue reading Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lagu laayey gobolka Lamu ee dalka Kenya